Wararkii Ugu Dambeeyay Ciidamo uu Axmed Madoobe ka diray Dhoobley oo gaaray Balad Xaawo 

Wararka ka imaanaya degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in duleedka degmadaasi soo gaareen ciidamo cusub oo katirsan Daraawiishta maamulka Jubbaland, kuwaa oo ku biiray ciidamo kale oo halkaasi horey ugu sugnaa. Ciidamadan katirsan Daraawiishta Jubbaland oo aad u hubeesan ayaa ka tagay magaalada Dhoobley ee gobolka Jubadda Hoose, waxa ayna ciidankan xoojinayaan … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Ciidamo uu Axmed Madoobe ka diray Dhoobley oo gaaray Balad Xaawo